(Sawirro) Dibed bixii ugu weynaa ee ka dhan ah Maraykanka oo ka socda Ciraaq

Kumanaan qof oo ah taageerayaasha wadaadka Iraq ee Moqtada Sadr ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baghdad, ayaga oo ka qeyb galaya dibad-bax lagu dalbanayo in ciidamada Mareykanka laga eryo dalkaas. “Naga baxa kuwa soo duulay, waxaan rabnaa madax-banaani” ayey ku qeylinayeen dibad-baxayaasha, oo isugu jiray rag, dhallinyaro, caruur, iyo haween. Wakiil ka socda Moqtada … Continue reading (Sawirro) Dibed bixii ugu weynaa ee ka dhan ah Maraykanka oo ka socda Ciraaq